Socdaalkii Abdisalam Herari ee North America
Agaasimaha hey’ada New American Development Center Asad Khalif Aliweyd oo Universal TV iyo Abdisalan Herari uga waramey waxqabadkeeda hey’ada ku aadan bulsha Somaliyeed ee ku nool Minnesota, caqabadaha haysta bulshada soomaliyeed ee dhinaca ganacsiga, guryaha iyo dhalinyarada. Waxaa kalle oo uu si qoto dheer uga Hadley in at tahay wakhtigii bulshada Somaliyeed ee kunool Minnesota ay noqon lahaayeen kuwa isku filnaasho gaadha.
Please follow and like us: