Agaasimaha New American Development Center oo Wareysi siiyey BBC
Somalida ku nool wadanka mareykanka, gaar ahaan gobolka Minnesota ayaa waxaa dhibaatooyin badan ka heystaan dhinaca guryaha. Hay’ada New American Development oo ah hay’ad ka hawlgasha gobolka Minnesota una adeegta bulshada Somalida ah eek u nool gobolka Minnesota ayaa BBC wareysi kala yeelatey hogaamiyaha ahna agaasimaha guud ee hey’ada Asad Khalif Aliweyd.
Please follow and like us: